Yaa Yiri Ragga Soomaaliyeed Feer Ma Yaqaanaan? DAAWO WIIL KA QEYB GALAY CIYAARAHA BOXING CHAMPIONSHIP-ka

Dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa waayadaan dambe uu muuqda kuwo horumar ka samaynaya noolasha qeybaheeda kala duwan, muudooyinkiii u dambeeyay waxaa soo badanayay dhalinyarada ka qeyb galaysa noocyada kala duwan ee ciyaaraha haday ahaan lahayd kubada cagta, orodada, kubada kulayga feerka iwm.

ismael toohow

Ismaaciil waa wiil Soomaaliyeed oo ku nool magaalada Odense ee dalka Denmarka waxaana uu dhawaan ka qeyb galay ciyaaraha feerka ee wadankaasi. ismael

ismael qurbo

ismaeel

ismaael

Wiilkaan ayaa si fiican runtii u dadaalay ciyaartiisii ugu horeysay ee Danish Champion-ka waxaana la dhihi kara waa bilow fiican.

Hadaba halkaan ka daawo video-ga sidii uu ciyaaray wiilkaan:

Check Also

shidaalka

Talooyin kaa caawinaya Inaad Aad U Yarayso Shidaalka Gaarigaagu Isticmaalo

Dadka baabuurta wataa meel kasta oo ay joogaan waxa ugu badan ee ay ka cawdaan ...

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>