Halkaan Ka Daawo Film Cusub Oo Ay Jilayaan Cawke Iyo Hareeri

filim cusubHalkan waxaan idiin kusoo bandhigaynaa qeybtii 1aad iyo 2aad ee filimkii uu Wariyaha weyn ee caanka ah Axmed Xasan Cawke uu matalayey,

 

 

 

 

 

Waa  markii ugu horeysay ee uu Cawke filim uu atoore ka yahay wax ka jilo, Wariyha kale caanka ah Cabdisalan Hereri ayaa isaguna filimka ku matalaya dagaal ooge.


 

Filimkaan lamagac baxay “I Am” oo macnaheedu yahay anigu waxaan ahay. Filimkaan ayaa waxaa ka qeyb qaadayay farsamyaqaano ajnabi ah. .

Filimkaan ayaa waxaa lagu samaynayaa baadiya magaalada Hargeysa. Filimkaan ayaa ka turjumaya dhaqanka Soomaalida iyo magaca Soomaalida u meel maray 20kii sano ee ugu dambeysay ee ah qabyaalada

Halkaan hoose ka daawo sida quruxda badan ee loo samaynayo filimkaan cusub oo maalmaaha fooda inagu soo haya soo biixi doona

 

 

 

 


Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /home2/xisi/public_html/wp-content/plugins/facebook-like-and-comment/comments.php on line 21