Daawo Jini Soo Weeraray Wiil Yar

mucjisoDhacdo mucjiso iyo la ayaab leh ayaa waxaa la sheegay inay ka dhacday dalka Jamaica ka dib markii ay jin ama reer aaqiraad ay weerar ku qaadeen wiil yar ku nool dalkaas.

 

 

 

 

 

Wiilkaan yar oo 11 sano jir ah oo aan magaciisa la shaacin kuna nool magaalada lagu magacaabo Spanish Town ee ku taala dalkaas Jamaica ayaa waxaa la sheegay inuu ka harsan waayey oo ayan u diideen jiif iyo nasasho jini ama rooxaamo reer aaqiraad ah iyadoona ay wiilkaas markasta ay jiniyadaas ay weerar ku qaadayaan islamarkaasna ay ku tuurayaan wax alla wixii ay heli karaan, Wiilkaan yar oo sheegay inuu asaga arkay balaayada weerarka ku qaadaysa ayaa sheegay inuu yahay wiil dhintay sanooyin ka hor oo ayna saaxiib ahaan jireen, Wiilkaan oo ay warbaahinta dalka Jamaica soo booqatey si ay u ogaato waxa la sheegaayo ayaa waxaa lagu qaaday dhowr jeer weeraro xilli si LIVE ah ay u wareysanayeen telefishinka CVM news ee dalka Jamaica.

 

 

Ugu dambeyntiina iyadoo uu wiilkaas mudo uu qabay dhibakaas islamarkaana ay hooyadiis iyo waalidiintiisaba kaleba ay ka welwelsan yihiin arinta qabsatay cunugooda ayaa ugu dambeyntiina waxaa loo geeyey wiilkaas wadaad kaniisadeed ama baadari iyadoona sidoo kale ay jinkaasi weeraro ku qaadeen wiilkaas xilli uu la joogay ninkaas baadariga ah laakiin markii dambe ayuu ninkaasi waxa uu ku aqriyey wiilkaas quraan dhurwaagooda islamarkaana uu siiyey tahaliil korkana u mariyey taas oo keentay inuu wiilkaas xoogaa uu ka yaraado dhibkii heystey.

 

 

halkaan hoose ka daawo:

 

 

 

 

Qurbo.net


Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /home2/xisi/public_html/wp-content/plugins/facebook-like-and-comment/comments.php on line 21